VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siraad - Lyrics

Ma ogtahay Siraadeey caashaqii ni siraayee sahalka eynu moodnee inuu na saaqay barigee Inuu soo kordhaayo sidyo dabeyliyo soo kiciye ceeryaam Oo xaley saqdi dhexe hurdadii ka salaloo soo toose dhowr jeer Safaad ma leh jaceylkuye waan sidaaye ila qabo soo dhawow ila qabo oo ha igu siideyn Ma ogtahay siraadeey Somaaliyo idil uma sidatid quruxdee habla kula simana jira Oonan saa u eeginee waa su'aal kaliga aan kaga sahansadayee sababtuna waxey tahay sambabadiyo beerkiyo wadnaha iga surantahay Safaad ma leh jaceylkuye waan sidaaye ila qabo soo dhawow ila qabo oo ha igu siideyn
Queue is empty
-- / --