VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Arxan - Lyrics

Adduunyadan gabaabsigaa Adoo maal uruursi leh Haku mudan inkaariyo Cadaabtii ilaahay Anna wali ismaan oran Taad duul wadagteen Adoo abid uroonaa Ayeey aafa kuu dhigin Ducaay u istareexaa Nin anbaarsadoo ka doortay Arxan kaam sugayee Kadhamoow agteeydoo Anigiyo ayaankiyo nasiibkay Arin murug sanaataa Odayaal u geesaa Amaad harin Adeegbaa dacwad kaaga oogeee Amaad harin Adeegbaa dacwad kaaga oogeee Qofkaad aaminaysee Dhibta hooyo kula jaqay Hadduu ubucda kaa jaro Illeen waa afkala qaad Ducaay u istareexaa Nin anbaarsadoo ka doortay Arxan kaam sugayee Kadhamoow agteeydoo Anigiyo ayaankiyo nasiibkay
Queue is empty
-- / --