VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sababta - Lyrics

Anunbaa samaha waday Ka bogsooday jacaylkee Sookaa igu helay 2× Inaad saarta geediyo Waxaad siisay mooyee Inaad saarta geediyo Waxaad siisay mooyee Sankuu iga korayo Sanduluul igaga dhigay Sankuu iga korayo Sanduluul igaga dhigay Inaan seexan waayo Suuradaada daawado Inaan seexan waayo Suuradaada daawado Sababtaa adigaa lahaa Ideeb siiyay dacartee Ila sido jacaylkan igu yidhi 2× Waligaa ha sii dayn Adiguna sareediyo Waligaa ha sii dayn Adiguna sareediyo Sahalbaan u haystaye Inaad tahay safkaygiyo Sahalbaan u haystaye Inaad tahay safkaygiyo Safur siina daaro Saatirkay i siiyee Safur siina daaro Saatirkay i siiyee Inaan seexan waayo Suuradaada daawado Inaan seexan waayo Suuradaada daawado
Queue is empty
-- / --