VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sagal - Lyrics

Sagaaley waxaa tahey Samir Iyo dulqadiyo xishood aan sal-guurayn Saatir miduu Ku beeroo Dumar ugu sareysee KOORAS sida sayma rooboo mudug oo dhan simay salax iyo xarfana saxansaxa udgoon tahay sagal inaan degnaabaan saadaalinaayee sidee adiga kula tahay. sagaleey tilmaan wacan sinjigaad ka dhalatiyo suuradaada quruxdaleh sawjad kaad u noqotaa ragga ugu sareeyee By Erayada abwaan: Abwanka Shanta Qarad
Queue is empty
-- / --