VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amuun - Lyrics

Adigoo Amuuneey Naxariiz Ildabacliyo Uurdamqada lahayn Inaan ku ogolaadoon Kugu uursamaadoon Adiguun ku caashaqo Aramida waxay baday Jacayl igu abuurmee Markaan kaa adkaystee Aan ilaw idhaahdaba Naftaa aragtidaadiyo Agjoogaaga Doontoo Anoo Adiga kuu Imin Ayuunbaan Ogaada ...................................................... Ereyadi Xasan Dhuxul LaabSalaax .......................................................
Queue is empty
-- / --