VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jiilaal - Lyrics

Jirabaan kululiyo Jahwareer wakhti la isu La isu jaran yahay Wakhti la isu La isu jaran yahay 2× Jacaylkeenii beermaa La jaan qaaday dhiigiyo Oogada jidhkoo Oogada jidhkoo idil 2× Intaan dunida joogana Jari maayoo aniguyee Adiguna yaasmiineey Ha sii deyn jacaylka 2× Jiilaal abaariyo Cadi jigan qabadliyo Xili jeebku Jeebku madhan yahay Xili jeebku Jeebku madhan yahay 2× Jacaylkeenii gaahoo Juqda kuma ababinoo Qalbiguu la jaar Qalbiguu la jaar yahay 2× Intaan dunida joogana Jari maayoo aniguyee Adiguna yaasmiineey Ha sii deyn jacaylka 2× Ha sii deyn jacaylka Ha sii deyn jacaylka
Queue is empty
-- / --