VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Laxaw - Lyrics

jaceyl luraa igu ladhanoo laxawgiisii waala liicoo waa la liitaaa adna lahashada laabtan kuu nugul ma libsiiside ma lugooyiyo geesi labac labac la aantaa ma ladoo liicayo waa lumee aduunbaa laasimoo qalbigaa ku ladhan eey igu lamaanow lamaanow caashaqa ladnaan haday laba ruux si lilaahiya uladaabtaa samay ku ladaa adna lahashada laabtan kuu nugu ma libsiiside ma lugooyiyoo geesi laba labac la aantaa ma ladoo liicayoo waa lumee aduunbaa laasimoo qalbigaa ku ladhan ee igu lamaanow lamaanow igu lamaanow
Queue is empty
-- / --