VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Socdaal - Lyrics

Maalin iyo habeen Mar aan safarku soo Galay maalin aan Is aragnoo arin meel Dhignaa baa maan Kayga ku hayee Waan isa soo maqiiqo Meeshaad ku nooshiyo Minin kiina yimidee Marti sorkii gobanimo Manaad gudin manad Garan mana dhowrin Caashaqa Ana kaaba maarmee La maquuro caashaqa Meel dheer lasii aad Marxabiyo gudoon Markii aanu kulanay Marna imay cajabin Isha milicsigeedii Maxabiyo kagacal Baan meel dheer Lasoo maray Midii aan tabaayiyo Marwadaydii maad Noqon Marti sorkii gobanimo Manaad gudin manad Garan mana dhowrin Caashaqa Ana kaaba maarmee La maquuro caashaqa Meel dheer lasii aad
Queue is empty
-- / --