VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilaahay tiisaan laga tegayn - Lyrics

tacaab iyo aduun iyo ileyn tabuu rabi ku dhaartaye intaan gebiga taagnaa maxaad talo i keentay illaahay tiisan laga tagayno niman uu tiirin ma toose nafyahay ha taahine tamaaleyn tubtiisaba daryeelaba ileyn walaalkiina tiirshe bal taydaa i cuslaysee maxaan tariinin cawdaay adaa laba ku tuugay ileyn misbaatigu tilmaane allahayow ta rooniyo tubtaa nagu hagaaji
Queue is empty
-- / --