Heesta Shax - Lyrics
Inanyahay ma sheegaa
Arin igu shidnaa iyo
2x
Sheeko aan qarsanayoo
Kaa shisheya adigaba
2x
Mise waa shakaala
Intaan laygu soo shirin
Shibaan kaa iraahdaa
2x
Shaxi nin iyo reerkii
Shini waliba malabkeed
Hakuu sidatoo shirixee
2x
Inanyahay ma sheegaa
Talo shawriskeedii
2x
Aan la shanbinaayoo
Kuu shilbaysaa mankaba
2x
Mise waan shakaalaa
Malaa o shiblaha dhigay
Sheedaan ka laabtaa
2x
Shaxi nin iyo reerkii
Shini waliba malabkeed
Haku sidato shirixee
2x