VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Doonisteena - Lyrics

tii dumarka dookhu iigudaray daacada ii ahayd igadaaa aarimiheeda hadey dadka ila dagine dantu ii diidin adna ku daayee dadku qariyee doonisteenu deeqay waa obi dumar anoqotee tii dumarka ka dhex doortaye aniga dumarka ku daryeshe hadey gob tahay inaan dalxiis dibada ugu baxnee doonisteenu teen udeeqaa doonisteenu deeqaay cali sabiix ha noqotee
Queue is empty
-- / --