VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garoowe - Lyrics

gudooney garooway gal xareedi jiiftiyo gacankii nugaaleey golihii bar baartiyo gurya samo barwaaqaay guri loo hiloobaay gu hagaagay oo da aymarkuu geelu noo dhalo geeduhu cagaarmaan ishu tahay gacmo utaag geedkii jacaylkaay guri nabadi taalaay gurya noqoshadaydaay garoowaay ha dheeliyin dhul dooglaay garoowaay geed damal hadh waynoo laga galo colaadaay guri dhaxanta celiyoo gama laga helaayoo hoy iyo gabaadeey garashada rugteedaay garabkaagu waa sool gaalkacyo iyo bari guudkaagu waa badhan
Queue is empty
-- / --