VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lahaanshaha - Lyrics

sida laamo reero dabeyluhu lulaayaan waxa aan la liicaa waa lahashadaadee anigo lilaahiya adigaa i lumiyoo lurka ii horseedee lugooyadu mafiicnee adoon lahayn meel kale aynu lamaane noqonee kaalay laabta igu qabo sida rux laxaadkiyo laga dhan taalay waaxyaha waxa aan la luudaa waa lahashadaadee hadaan laabta hoosiyo qalbigeyga kugu ladhay adna hayu laagine lugoooyDU ma fiicnee adoon lahayn meel kale aynu lamaane noqonee kaalay laabta igu qabo
Queue is empty
-- / --