VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lamashoosho - Lyrics

yaa laylaay ladi waayay la aantaa lama shooshow loof jacaylba laabta jiifoon loodinwaayay lahashadaadaa la igu laaqoo laactankaagaan laama loose laylkiibaan soo lagdoodaa laama ubax lamaan kuu lulaa lamaantaydaay laqanyadaadiyo laxawsigaagan ladiba waayee laafyahaagaan liishka saaroo labaaca beerkaad la hadhsanaysa
Queue is empty
-- / --