VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ifahmeey - Lyrics

Waa ku farxaa foolkaagee iyo Fahmadaadeee falaar jacayl ahaan Igu fidoohaayee Fajir iyo fiid adiga lee Aan ku filaaliyaa Faceed ka roonee ifahmee Wax fiicanaa aa la faa'idaa Far kaligeed fool madhaqeesee Adiga leen ku fiirsahaa ?? la faanaayo La fiirsado aa taheee Facaa maa lahelaa Makaa fuqaayeee Fagaarihii rabtidaa Firaash kuu fidihaa Faceed ka roonee ifahmeey Wax fiicanaa aa la faa'idaa Far kaligeed fool madhaqeesee Adiga leen ku fiirsahaa
Queue is empty
-- / --