VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mugdigii madoobaa - Lyrics

Muuqayda markaan arakayee Ma ogiyee waxii imarayee Miirkay iga qaadayee magaceedana ma haasatiyee Malaaik aan ku miisaalayee Waa maagayee, kama maarmiyee Mugdiyii madoobaayaa Musbax iga daaratayee waan maadsaheenaa.. Maal aduunyo dhamaantiisoo Midagtay la saarayee Mar inay ila meel joogtaa Ila muuno leh maanlintaa Macruuf oo la lahaado waa Mahaday oo aan maciinsadee Mugdiyii madoobaayaa Musbax iga daaratayee waan maadsaheenaa..
Queue is empty
-- / --