VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waxaan kaa xisaabaayee - Lyrics

Xuduud ma lahee Xubigaan Xasuustiisee madhamaatee Xididada wadnahaa Xaruuntiisa ku taalee Xubnihii jirkoo dhanaas isku soo xiraayeee Adna soo xarakooo Xunkunkiisa yeelee Waxaaan ka xisaabaayee Xawaal ma gashooy Xuuralcayntii janada Xil adaan ku saartee Xawaashaana kaaga jiri waaye Xaakinkaygaagaa ku soo xureeyayee xasil igu soo xaluulee Xalaal ma ahee xanaagee Iyo xooga la sheegtee Xubbi aa la yariaah Xaqwaaye gaarid ah Xeerka nolashaa Loo hideeyay waaye Haba la'iga kaa xijaabee Xasuustaa ma dhaafee Xil adaan ku saartee Xawaashaana kaaga jiri waaye Xaakinkaygaagaa ku soo xureeyayee xasil igu soo xaluulee
Queue is empty
-- / --