VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malableey - Lyrics

Mid imaagayoo Muuneeyaa ani Kaama maar mayee Midab luul ahaa Lagu moodaayee Oo maanyo molked Ka muuqdee Maxad ii macneen Kartaa walashay Macaan oo maanta Kaa maqlaa madaxa Waa murgoodee Malableey muraad Kayga meel uyeel Kuu macluulayoo Miiirka beelee nin Musaafuroo meel Lahaynee magan- Tiis ilahay ku jooga Ka maqsuudi doon Taa mugaanee Maxad ii macneen Kartaa walashay Macaan oo maanta Kaa maqlaa madaxa Waa murgoodee Malableey muraad Kayga meel uyeel
Queue is empty
-- / --