VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacad baa inoo yaala - Lyrics

Waxad qaayo weyn iyo Sharaf waarta leedahay Waji lagugu cisaa 2x Markaad wahaabadaadiyo Wadankaaga joogtid 2x Hadii kale waxyeeliyo Walawaliyo dhibatiyo Dulaad weheshanaysa 2x Wanag qaatay aniguye Ciidayda wacaneey Dhaxa waana kuma naco Ooo waqay kaama tago 2x Nin dhaacadow wax kuu dhima Calankayga kuma qado 2x Intan waafi noolahay Wahsi kaama galayo Waajibad is dhaafiyo Wacadbaa inoo yaal Ciidayda wacaneey Wacadbaa inoo yaal 2x
Queue is empty
-- / --