VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walee mahakrado dhulkayga - Lyrics

Walee ma hagrado dhulkayga Walee halis ugama baydho Walee hawl ugama baaqdo 2x Midka wada hadimadiisana Walee abid lama heshiiyo 2x Walee kuu huray naftayda Halkuu yahay kama hagaago 2x Walee hiiliyo hoo Intaan jiro kalama hadho 2x Walee ma hagrado dhulkayga Walee hirashada libtiisa Walee hanashada ma daalo 2x Intaan wado horumarkiisana Walee nacas kuma haleeyo 2x Walee hantidan u doonay Hadhuudhkeeda cadow Ma heelo 2x Walee hiiliyo hoo Intaan jiro kalama hadho 2x
Queue is empty
-- / --