VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Habenyuhuu waxaat tahay - Lyrics

habeen yahow waxad tahay heeryada gumeysiga habeenkaan tuurnay hooodaale waxad tahay hanaankeena gobonimo habeen kaynu hananay onkodiyo hoilaaciyo hogol noo da daa tahay haweenkaeniyo rageenba ku hilmaami maynee hambalyaan ku leenahay heeryadaa gumeysiga habeenkii tuurney hananaa gobonimo hurgumadaa gumeysiga habeenkaybu daynay
Queue is empty
-- / --