VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hadraawi - Lyrics

ilaa barigaan yaraa kalgcayl igu baahayoo bogiyo laabta ku sidaybaan bahday u bandhiganayaa murtdii bartii an la rabay iyo baroortiyo xiisaheediii hadaan badhtankeeda taagnahay bahdiyo bulshayahay ma nabadba beertii xoriyadaan abran laha barbaaartii xidigahaan baran laha naasaha hablood baan abran lahaa qabriga boodhari batalaalan baran lahaa boqoole waaan k ahay dhulkii buurha laahaa nabada bud dhigeeda iyo burciyo boorama hargeysa madaxwaynaha loo bogiyo aqoonta balaadhaniyo bulshada sooomaaliland bal eeg nabadiyo badhaadhaha beertii xoriyadaan abran laha barbaaartii xidigahaan baran laha fqnka aabihii baan baran lahaa suugaan bixiyaha hadraawaan baran lahaa
Queue is empty
-- / --