VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kumeel gaar kagudubney - Lyrics

Madaxwayne daacada Dadku uu u baahnaa Dalka uu sugaayoo Diintana la darisoo Daadaheeya noqo Shacabkiyo dadwaynuhu Kay ku diirsadaanoo Samir iyo dulqaadloo Daadaheeya noqo Anagana ducaan Doc kastoon ku noolnahay Kuu soo diraynaa DAA'IMKEEN ha kula jiro Ka gudubnee ka gudubnee Ku meel gaadh ka gudubnee Dawlad taam ahoo dayr waynlebaan Kuu dooranee xilka daadahee Duhurkiyo habeenkuba Dhiiga daadanaayiyo Kuwii noo daraan jiray Duligiyo qabiilkii kii dabiiba noqo Dalkayaga dhamaantii Soomaaliyoo dagnaba Shinbir duulayoo ku dul meera noqo Waxa naga dardaarana Cida duudka saartaye Ha ku noqon duluun culus
Queue is empty
-- / --