VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nabad soo Carfeesoo - Lyrics

dhiimicii aan qabay iyo calool xumo ideysee nabad soo carfayoo dawladeena curataan aan caafimaadee wasiiro dalkoow waxaan nahay dad weynihii waan dod qabnaayee aan idin war galinee xilka idinku waregiyo waajibkaa aad xambaarten dhaartiyo walaahida waa inaad ugudataan weheloo jirsaaa qaar walanooo waxba aan ogeynoo cidiyo dadkaba waxa ay sugaan wax qabasho weeyoo halka idiinku wanagsn ha idiinku beegoo
Queue is empty
-- / --