VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Tuur goolka - Lyrics

Alahayoow tusqaadnayee Tubta orodka dheeriyo Baskiid gacanta tuuriyo Calan wadaha toosiyaa Oo tilmaanta bixiyaa Guusha kama tagaynee 2× Lug kastaba ka badiyoo Taajiroow alahayoow Taariikhda taariikhda Taariikhda noo gali Taariikhda taariikhda Taariikhda noo gali 2× Tiigsada asaagiin Soomaalad u tahay guul Tiigsada asaagiin Soomaalad u tahay guul Halkii aad ku toostiin Kuma turunturootaan Tuur tuur goolka tuur Tuur goolka tuur Shabaqana ku toosi 1234 goooooooool Taageero badanbaa Garabkiina taaganee Farxad guula kala taga 1234 2× Alahayoow tusqaadnayee Tubta orodka dheeriyo Baskiid gacanta tuuriyo Calan wadaha toosiyaa Oo tilmaanta bixiyaa Guusha kama tagaynee 2× Lug kastaba ka badiyoo Taajiroow alahayoow Taariikhda taariikhda Taariikhda noo gali Taariikhda taariikhda Taariikhda noo gali 2×
Queue is empty
-- / --