VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Yaan dooranaa - Lyrics

dad weynoow dad weyne doorashaa jirtee yaan yaan dooranaynaa waan daalanahayoo dawlad baan rabnaa duruufihii naso maray ka daweyn karaan dooraneynaa sookeeyihii iswada dilay isu baahi doonaa danahooda raadsha dooraneynaa kuwii daraad la diley dalkeenii iibsadey dooxada walneyd docnaan noo ahmbeyn dooran maynoo mana dooran maynee dad weynoow doorashaa jirte yaan dooraneynaayee daadihiyo culusoo dambadaa rabnaa dibada iyo udahaba adkeeyaan dooraneynaa geesi diiranooo damiir loo baqeynin aabihii dalkoo dareen dheer lehoo dooranaan rabnaa kuwii daraad ladiley dalkeenii iibsaney dooxadii wacneyd docnaan noo hambeyn dooran maynoo mana dooran doonee
Queue is empty
-- / --