VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geesiga Dhulkiisa - Lyrics

Tubeec Godatada dhulkeenow Habeenkeey gilgilatee Gudidii hishiisee Gola toradii saree Taladay ku gooyeen Ama geeri aakhiro Ama guusha nolaleed Wixii u geeyay Gabaryahay bal iisheeg Hibo nuura Markay ay gabeen Ay gaajada la hoyatee Godol qaadi waydee Guuja loogu daraayee Gobananimo u ooyday Ilmo gabax ka siisay Hubka so gurteenoo Ciilkii gaboobiyo Cadhadii u gaysoo Cadawgii qabteenee Tubeec Geeesiga dhulkiisa Guusha u horseedaa Geeridaa dishaaa Geedkaa haq ooh hibo nuura uu gabraratadaa gumaysiguu kuu dhuunte galabsadaa xumaanta geedkaa ugu gabo galadnimdaa waa loo go'aa godka akhiraa iyo ilka loo gala goracan dad ah wali garaninee geedk Lyrics by Abdi Daher Djama
Queue is empty
-- / --