VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar waa ma dhaafaan - Lyrics

Maskax lagu dadaaliyo Ilayn garasho waa maal Muruq lagu shaqeeyo ilayn Quruxi waa maal Murtiyee ma guuraan taariikh lasoo maaray Sheekaa micneesee Xamar waa ma dhaafaan Waana lagama maarmaan maalkii dalkayniyo kartida midnimada Labada ku miisanoo Marsada iyo badayd iyo hoodka isku muuqdiyo Xamar waa ma dhaafaan Mamaliilecdeen weli Mana jariiricootoon Anigoo umarag furay Dal magaaloo madaxdiii Maantay uqalantaa Muqidhso Waxii waayo soo maray Iyadaa micneesoo Sanadkiiba moojadoo Boqolaal mashruucoo Nafta nuxibo galiyoo Mudataa sameesaan Kolba meel madoowoo fool xunoo mugdiya bee Badashaa madiidiyo Horana loogu mariyee Waayadan magaalada Qurux baa mideeso Weliba wada maseesee Mamaliilecdeen weli Mana jariiricootoon Anigoo umarag furay Dal magaaloo madaxdiii Maantay uqalantaa Muqidhso
Queue is empty
-- / --