VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaano wadani - Lyrics

illaahbaa mahada lee indhuhu nuur bay arkaan ilay baxayay arkkaan iftiin shidan bay arkaan soomaalo urutayoo nacaybkiyo aanadi wixii eeliyo dhib jiray idil ka heshiisayoo ul iyo diiraan arkaa nabad sidaa loo bartiyo ku doojisay oo arliga dadkii intifaacsadiyo israaciyo wada jir iyo amaan sugan baan arkkaa alloow sharka naga xijaab irdaha khayrka no furoo alloow xaqa noo adkkee immaan kana noo quwee illaahbaa mahada lee odoros khayrlaan arkaa awaala san baan arkaa iskaashi midaan arkaa indheer garad talinayoo dan guud ka ariminayo agoontiyo maatidiyo ubaxa noo korinayoo umada simaan arkaa amaana xil baan u culus xilkuna waa eed culus udgoona aan eed lahayn ayuunbaa ilaalin karra dadkuna isku aaminaan alloow sharka naga xijaab irdaha khayrka no furoo alloow xaqa noo adkkee immaan kana noo quwee
Queue is empty
-- / --