VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta iska soo qabo - Lyrics

umada soomaaliyeed cadawga aqalkaaga gubay ajashaada ayuu raba aalada qarxayuu wataa agtaaduu ku aasayaa adoo arkayoo ujeeda sideed uga aamustaa arxann gooya u aamintaa insha allaah waxaa haboon axadkastoo laga shakiyo ama aad u aqoonsataan inuu dheeraad ku yahay amaankiyo nabadgalyada iska soo qabo intuu ku dilin ciidanka saldhigyada u gee hadaanad awood intaa teleefan adeegso aayar inaad sheegto ood tilmaanto ayaa ku badbaadisee ma afkaa ku qaloocanaaya umada soomaaliyeed awalan tala saaro eebe ddabdeed aamin dawlada ogaysiis kuuma hadhin umadyahay abidkaa ha dagin ubadkaa ha waayo nolol dilkaaga anaa banaystay ihaano intaa ka badan insha allaa waxaa haboon axadkastoo laga shakiyo ama aad u aqoonsataan inuu dheeraad ku yahay amaankiyo nabadgelyada isku soo qabo intuu ku dilin ciidanka saldhigyada u gee hadaanad awood intaa teleefan adeegso aayar inaad sheegto ood tilmaanto ayaa ku badbaadisee ma afkaa ku qaloocanaaya
Queue is empty
-- / --