VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninkii diia nin kale - Lyrics

hadii nabad la helay waa naruro kaw noolaha dhamaan nolol raaxaluu ku noolaanayaa mana daalo nacab kuma niyad jabnee naxligii baxyoo soo nabdaadayoo nudub bilatayo nabarada dhamaan na bogsoodayee noo daranahii guusheena neceb sharci naga qabtaa na kaxaynayee nafta qaalibay noo noqatayee ninkii dila nin kale naftuuu waayayaa naas la nuugayoo aan abid nuglaan nasri iyo qabaaw neecaw macaan nnuur iyo iftiin aan naaqusmayn nabadbaa lahee aan adkayno nabad dalku waa inuu nabad alay hadee aan adkayno nabad diintu way inoo nabad gashay hade aan adkayno nabad dadku way inoo nabad galeeen hadee aan adkayno nabad muday naga maqnayd oo naawilnee aan adkayno nabad nabad baan helnee aan adkayno nabad
Queue is empty
-- / --