VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiig raac - Lyrics

Markii aad idhawrtaan kugu so dhawaadoo dhayo ku ilmeeyaan naxariista dhabanyoo qalbigaad ku dhiganta nafle ka dhawaystayoo Adiguna dhaqasho ka sugayee inaa tahay dhigaygiyo dadka ruuxa igu dheer dhado kaama saarnee dhudo meel ku wada yaal dhaba ma noqonaa, Jacayl dhiiga raaca mudo soo dhisaynoo dhambaal laysku tabiyaa farxad kagaa dhigayoo dhib ina dareentaa dawgu kaaga dhartayoo dhaayahaygu adiga weeyane inaa tahay dhigaygiyo dadka ruuxa igu dheer dhado kaama saarnee dhudo meel ku wada yaal dhaba ma noqonaa.
Queue is empty
-- / --