VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaha tii ku jeclaata - Lyrics

hablaha tii ku jeclaata naftaada ma u hurta horhjaagaagiyo muuqa hadyad ma uga dhigtaa qalbigu waa hantii uu kalgacayl hadhsadee qof jacaylku hayaa ma waxuu hagradaa wadnayaal isu heelan hagaag ma isu barnaa llubi caashaq u horseeday hambalyaan u diraa hadalkaaga macaan baan ku haraad baxayaaye hab kusoo dheh jacaylka hoobaantiisa bislaatay hodaneey quruxdaada hogol waabari tiixday hab kuso dheh jacaylka hoobaantiisa bislaatay hamigiisa jacaylka hurda mawga go,daa sidaydaa maxamed hanadoow halisa ma uga jirtaa qudhaydaa hoolin waydya laabta hiil ka sugaysa heer kulkeeda jacaylka haki dhaafay qiyaasta niyad hoo dhursagaysa hhawraar may i qancisaa mayee waa kuu hantaaqee hawsha aynu dhamayno hadalkaaga macaanbaan ku haraad baxayaaye habku soo dheh jacaylka hoobaantiisa bislaatay hodaneey quruxdaada hogol waabari tiixday hab kusoo dheh jacaylka hoobaantiisa bislaatay
Queue is empty
-- / --