VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ka Qaado Wixi Cashara - Lyrics

Nafyahay cilidaha waqtiga Cilimi iyo faaido ka baro Culayska kusoo wajaha Ka qaado waxii cashar ah Qofkii ceebtaada jecel Caydaada ku dhiiranaada Adoon ucaroon si fudud Udhaafi cisi iyo amaan Midkaan caqli deeqiyo Aqoon kaa celinso jirin Haduu ku colaadiyana Maah maah culus baa jirtoo Cad iyo malab siiso tiro ?? maalaawaaye weeye Caruur iskahadashiyo Kasoo qaad meel cidla Codkiisa dhagaha ka xiro Rag iyo camal samo qof lehi Mawaayo cadaawo hura Bulshada ruux ucodoon Dad baa xadaltooyid ku ah Caqliga iyo garashadii Ciroole saqiir udhigan Adoo ka cadgooso oran Allaha caadila ah usamir Midkaan caqli deeqiyo Aqoon kaa celinso jirin Haduu ku colaadiyana Maah maah culus baa jirtoo Cad iyo malab siiso tiro ?? maalaawaaye weeye Caruur iskahadashiyo Kasoo qaad meel cidla Codkiisa dhagaha ka xiro
Queue is empty
-- / --