VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naxriis - Lyrics

Nasiibkaan sugaayayiyo Nolashaydii baa tahay neecaaw udgooniyo Nolashaydii baa tahay Naxriis ilaahow Nafta deeqday baa tahay Nasrigii kalgacalkee Naawailaayay baa tahay Nasteexigaygii baa tahay Qalbigaa ku laasimay Nuurkaygii baa tahay Wadnahaad ku nagaaday Xankaygii nugdaaday iigu soona ayaa yiri Soo noqoshadaadii Asliyeey ma nabad baa Nabdiga iyo caloosha Niyadsami dareemee Nasabkii jacaylkoo Jaamacoo ma nabad baa Nasiibkaynu waa guur Aroos nabad leh aamiin Naq iyo doog leh aamin Nimco iyo rays leh aamiin
Queue is empty
-- / --