VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xilasho - Lyrics

saw kuuma xaadhin lubiga oo dadka kaama xiga oo dumar kaama soo xulan saw kuma xaqdhawroo intaa kuma xurmeeyoo xag kastaba danteenii xagal daaca kama jiro saw xilo gobaadey dun xariir u dhalataay qalbigayga kkugu xidhan xasilooni maad galin saw jacayl xad dhaafoo aaawada naftii xulay naan kugu xamdiya oo kuu xiiso ima barin xaqa caashaq leeyahay markaad ila xilqaadaa dhiba kala xorownee saw maanka xero iiyo xarun kaagama dhigin dookh u xulashadaydana xiska saw kuguma qorin saw xilo gobaadeey dun xariir u dhalataay qalbigayga kugu xidhan xasilooni maad galn saw jacayl xad dhaafoo aawadaa naftii xulay inaan kugu xamdiyaa o kuu xiiso ima badin
Queue is empty
-- / --