VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheela Dheela - Lyrics

dadkiyoow kuwaan ka beermoow dadkay ahaayoow waan idin salaamay qalbi furan iyo halbalyaan sidaayee soo dhawaada waligiin farxad aan wadagne ana hees macaaniyo dhaansi baan sidaye ila dheela kuligiin aynu wada dheelo dadkiyoow kuwaan ka beermoow dadkay ahaayoow waan idin salaamay dhulkeena hooyaan ku dabaal dagayna goboladeenaan ku dalxiisi doonaa gaarisiyo jigjigjiyo jabuutiyo hargeysiyo garoowiyo muqdishaan boooqan doona dadkiyoow kuwaan ka beermoow dadkay ahaayoow waan idin salaamay qalbi furan iyo hambalyaaan sidaaye soo dhawaada waligiin farxad aan wadaagne ana hees macaniyo dhaansi baan sidaaye ila dheela kuligiin aynu wada dheelno dadkiyoow kuwaan ka beermoow dadkay ahaayoow waan idin salaamay dhulkeena hooyaan ku dabaaldagaynaa goboledaan ku dalxiisi doonaa laascaano galkaacyiyo kismaayiyo baydhabiyo gedo baydhabiyo boosaan booqan doona ana hees macaaniyo dhaansi baan sidaaye ila dheela kuligiin aynu wada dheelno
Queue is empty
-- / --