VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheela dheela - Lyrics

dadkaygiyow kuwaan ka beermoow dakay ahaayoo waan idin salaamay qalbi furan iyo hambalyan sidaayo soo dhawaada waligin ana hees macaaniyo dhaansibaan sidaaayo ila dheela kuligiin aynu wada dheelno dhulkeeni hooyo ku dabaal dageyni goboladeenaan ku dalxiisi doonaa gaarisiyo jigjigiyo jabuutiyo hargeysiyo garoowiyo muqdishan booqan doonaa dhulkeeniyo hooyiyo goboladeenaan ku dalxiisi doonaa laascaanood iyo galkacayo kismayiyobaydhabiyiyo geeda iyo boosaasaan booqan doonaa ana hees macaaniyo dhaasinbaan sidaaye ila dheela kuligiin
Queue is empty
-- / --