VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Lugbaa dibada ii taal - Lyrics

anoo libinta kula raba hadaad laaday axdigee anba lahasho caashaqa shishe laabta uma galin lugbaa dibada ii taal adoo loolan ii galin rafaad iyo lur ii marin ayaa liiskan kugu daray adigaa is lug gooyee mid kalood ku laashaba ninka lumayoow aniga ha isu kay ladhin danahaagu yay lumin adigoo laxaad gabay oo socodka luudoo liita oon itaal hayn ayaad laan jabaysiyo laydha cuskanaysaa adoon loolan aan baran laxaw iyo dhibaan arag yaa looxan kugu dhigay adigaa is lug gooyee
Queue is empty
-- / --