VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qosal maaha caashaqu - Lyrics

qosol maaha caashaqu xididaduu dhex qaadoo wadnuhuu qabsadoo wuu iga dhex qaadee qarsan waayay aniguye qaabkuu igu soo galaye u qaribay naftayda waxba anigoon qiran qol waliba ka sheegaa kana quusan maayee qaadirbaan ka sugaa jacaylkuna qiyaas malee qunyar ma isla eegnaa qiimaheeda noloshiyo qaadir intuu abuuray jacaylka u qaalee qoys ma wada yagleelnaa quudan waayay oontee qaab kastoon u eegaba qodaxba igu taagane runta anigoon qarin qof walbaan u sheegaa
Queue is empty
-- / --