VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Samir - Lyrics

Saqda dhexe habeenkii Inaan seexan waayiyo Silaciyo dhibaatadu Sabab taada weeyaan X2 Iyadooy sidaa tahay Ayaanan kugu salugeen Oo aan asaagay kaa Soocday dunidoo sina kaaga Maar mayn X2 Samahoriyo xumaatiyo Waxaad igu sameesaba Inaan samro mooyee Sikaloon idhaahdaba Iimaba sugnaatee X2 Suuraynta aadmiga Saatirkay midkuu saxar- Li sameeyaan si wacan Loo abuuroo X2 Mar hadaad sadriga iyo Sidayaasha dhiigiyo Surimada halbowlaha Wadnahayga saaqdoo Sina kaaga maar meen X2 Sama waliya xumaatiyo Waxaad igu sameesiyo Inaan samro mooyee Sikaloon idhaah daba Iimaba sugnee X2
Queue is empty
-- / --