VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sasab - Lyrics

caashaqa salfaday maanka saameeyay noloshayda adaa seeska udubkiisa iyo sawdka igu raacay surin lama talaabaanka maxaa geeyay saantaada jacaylkii sugnaa aaway samihii badnaa aaway balantaad sax tidhi aaway ma sirqoolan bay ahayd hadaan salaw ku noolaado ama seego marinkayga wax kastoo isoo gaadha adigaa leh sababteeda samhii kalgacalkeena gacaloow hadaad saydhay qalbigii ku sugaayay ee aan gaarka ku siiyay haka tagine sii qaado
Queue is empty
-- / --