VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wadani song - Lyrics

ku dhamaanay diirirkee soomaalay ma is dayn karaynaa magacii dalkeeniyo maamuuskaan lahayn ma ku wada istaagna a miigaa tahaysaa mudan hooyo badaniyo maxastiyo caruurtana ma u uuman yahay wali ishu macalin weeyoo maantiyo wixii nool soomaalaay midooboo miigane calankeeniyo daadihiya maatada mid kaloo dardarana soomaalay muska waxa inoo yaal middnimo hagaagsane muslinimo saalixa ugu yeedha maandeeq ma ogtihiin illaaha kaligii macbuud yahay muftaaxyada aduunyadana maareeya dhamaan magan loo noqdaa yahay ishu macalin weeyoo maantiyo wixii nool soomaalaay midooboo miigane calankeeniyo daadihiya maatada
Queue is empty
-- / --