VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 00 Intro - Lyrics

Bishaaro bishaaro bishaaro Idinkuna bilkhayr dhaha dadweynow Markii muranka laga tago Miisaan xaq loo tago Heeso wada macaanoo Music iyo cod buuxa leh Horta horta yaa mudnaanta leh Idinkuna dadweynow miiraale Wada dhaha miiraale miiraale Waa fanaankii : Xuseen Cali Miiraale Iyi albumkiisii Suleekha Suleekha Suleekha Hadaba musica aad maqlaysaan Waxa isagu gacanta midig Ku tumay C/Raxmaan Istiile Hadaba soo saaraha albumkan Waa Cabdi Yare Oo loo yaqaano Aw-Xaaji Suleekha Waxaa kaalin libaax leh ka qatay Studio yaasha kala ah Somali toral miti Durdur studio Somali music Hadaba waa Maxamed Shiinow Maxamed Xasan Oo loo yaqaano Shiinow Oo idin leh suleekha album Iyo hodan Miiraale
Queue is empty
-- / --