VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balcad - Lyrics

Xiligoo barwaaqo ah Dhirta ubax ku xiran yahay Beelaha xagoodana baaqoodu nabad yahay X2 Dhulkoo xareedi buuxdoo Beeruhu ay baxeen baa X2 Balcad anoo dhex Jooga Waxaan isbaranay bintuu X2 Binti hareeri caaad leh Bintuu binti bogaad ku taalaa X2 Bidhaan quruxoon binti Cabdi inaan is biirsanaa bilneed X2 Bidhaan quruxoon binti cabdi oon kuu bireeyo baarqab geel X2 Bidhaan quruxoon binti Cabdi inaan ku barkadaa bilneed X2 Bidhaan quruxoon binti Cabdi oon basho kula dhaca baan X2 Dhaqan lagu bad baadiyo Hablo bilic samaantiyo Diinta lagu bar baarshaa Balcad lagu tilmaamaa X2 Ana barisamaadkii markaan booqday oon tagay X2 Bartii ehelu khayrka Waxaan isbaranay bintuu X2 Binti hareeri caaad leh Bintuu binti bogaad ku taalaa X2 Bidhaan quruxoon binti Cabdi inaan is biirsanaa bilneed X2 Bidhaan quruxoon Binti Cabdi oon kuu bireeyo Baarqab geel X2 Bidhaan quruxoon Binti Cabdi inaan ku barkadaa bilneed X2 Bidhaan quruxoon binti Cabdi oon basho Kula dhaca baan X2
Queue is empty
-- / --