VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dawo - Lyrics

Dawooy waan ku doonayaa Dartaaban u heesayaa Dadkana waan kuu jecloo Adaan kuu dadaalayaa Sidaan kuugu daalayeen Adiga kuu daba socdaalaa Qalbigu i dubaaxiyee Adigoo iidaacadiyo Dulqaadbaan kaa rabaa Haduu DAA'IMKEEN yidhaahdo Damaashaad iyo cayaar Farxadi way inoo danbayne Nimcaad ku durduurane Dawooy ha igu samir daraan Dawooy dumarkaba dhamaan Dunida aan ku noolnahay Da'da maanta joogtana Darmataan doortaay Daruur ii daroortayoo Dushayda ka hoortay iyo Qalbiga lagu daabacaay Adigoo doqon ii malayn Daryeelbaan kaa rabaa
Queue is empty
-- / --