VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumar - Lyrics

Dumarkoo idil taan ka dooranayee Darteed uga hadhay dantaydiiye Deegaanka xamarooy dantii dhigatiyo Doonisteedaan ku daalaaye Dawadii qalbigaay ku doondoone Darbiyo ha igu tuurin daabada ee Dayaxa sare waan la doodaayoo Daruurta cirkaan la daris ahayoo Dabaysha sare dhawaaqaysiyo Dar ceela dhigtaan dabaashaaye
Queue is empty
-- / --