VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalo - Lyrics

Gacalo goor iyo ayaan Aduunyadu waa giraan Gadaan ruuxba meel qabsado Hawshiisa qofkii gabaa Gawaan raacbuu noqdaayo Gaajiyo cudurbuu mutaayo Cidluu ku go'doomayaa Xilkooda kuwii gutana Ifkay nolol wacan galaane Gugaan ku jeclaaday kow dhe Galabtaan is aroosnay laba dhe Guurkeena xuskiisa weeye Farxada gacalooy ciyaar Gacalo goor iyo ayaan Anigu waxaan ahay gayaan Gurboodka xaqooda guda Hablaha gayigeena jooga Adaan kuu guuxayaayoo Waliba kugu gaaxsanhahaye Cadaawaha garab ha siin
Queue is empty
-- / --