VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hargeysa - Lyrics

Hanbalyo iyo salaan iga hoo Hargaysaay nabad ahoow Hoobeey hobeeey Habkiyo daaraha hodmiyo Shacabkoo nolol haybsadoo U heelan sidii haboon Hurdo nabadiyo Hoygii noloshiyo Halkii lagu hirtaay Hanbalyo iyo salaan iga hoo Hobeey hobeey Hargaysaay nabad ahaw Hobeey hobeey Hobeey hobeey hilaaca soomaliland Hobeey hobeey Arlada lagu wada hodmoo Hugiyo daartaba haraad Marnaba guurtida ku helin Hidiyo dhaqaniyo Hoygii nolosha iyo Halkii lagu soo hirtaay
Queue is empty
-- / --