VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta hees cusub - Lyrics

labadayda dhiig ka cadbaad lushood ku lamaantehee yaanan noqon lulume laaskii ka guray qalbigaa lahashada ka da timaha laydha iiga celi lugaha xaragada u badi lig liigo anoo k jecel ha i lulin ladaneey laab xuushadiyo laamaha jirkaad lingax ii furtee yaanan noqon la waa loo yaamayeey labeen dhabankaaga mari lagiyo laabta igu qabo cadaawuhu yuu k lodin
Queue is empty
-- / --